Taliyaha Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tan iyo markii dhawaan la soo magacaabay wuxuu maanta u safray dalka dibadiisa.

Taliyaha wuxuu safar shaqo ku tagay dalka Imaaraadka Carabta halkaasoo uu uga bilaaban doono safar shaqo inkastoo aan wax faahfaahina laga helin ujeeedka uu Sambaloolshe u tagay Imaaraadka.

Advertisement

Socdaalka Taliyaha wuxuu imaanayaa xili uusan fiicnayn xiririka siyaasadeed ee labada Dowladood imaaraadka iyo Somalia.

Taliye Sanbaloolshe ayaa safarkaan ku tegay dalka Imaaraadka Carabta, xilli uu sidii hore aheyn xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal.

Wixii war ku soo kordha kulamada uu taliyuhu la qaadan doono masuuliyiinta Imaaraadka wararkeena xiga ayaad ka heli doontaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here