BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo badanaya dagaalamayaasha Alshabaab ee ka soo goosanaya kooxdooda islamarkaana isku soo dhiibaya Dowlada Faderaalka  Soomaaliya.

Saddex dagaalame oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed.
Mar ay ka hadlayeen meelaha ay ka howlgali jireen ayay ku sheegeen gobolada kala ah Hiiraan,Bay ,Bakool iyo Sh.hoose,sidoo kale sababta ay uga soo tageen alshabaab ayay ku sheegeen inay u adkeysan waayen dururufta nololeed ee ay ku noolayeen.
Magacyada raga isa soo dhiibay waxaa lagu kala sheegay Ibraahim Xuseen Maxamed, Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person, smiling, tree and grassMay be an image of 1 person, beard, smiling and treeMay be an image of 1 person and smiling
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here