MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Saalax Axmed ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xukunka eedii loo heystay masuuliyiin Dowladadeed oo ku eedeysnaa musuq maasuq.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in lagu waayey wax dembi ah Agaasimayaashii hore ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda Maxamed Aadan Koofi iyo agaasimihii canshuuraha berriga ee wasaaradda Maaliyadda Muxudiin Saabeey.
Advertisement
Hadaba TV-ga Qarannka ka daawo gudoomiyaha Maxkamada oo sharaxaya kiiska ugu danbeyn lagu waayay masuuliyiintaan:-
Advertisement