Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka digtay Dufaaano culus oo loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka Xeebaha dhaca, si gaar ah Muqdisho, Baraawe, Marka , Jamaame, kismaayo iyo Badhaadhe, waxana ay bulshada uga digtay in ay taxadaraan.

May be an image of map and text

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here