Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in goor dhaw oo caawa ah waqti dambe in ciidamada Nabad sugida qaranka weerar kadis ah ku qaadeen goob ay shir ku lahaayeen saraakiil ka tirsan Alshabaab.
Howlgalka oo ahaa mid qaas ah islamarkaana si qarsoodi ah ay ciidamada Dowladu u fuliyeen ayaa wararka horu dhaca ah sheegayaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Alfa-Group ay u daateen gudaha halkii shhirku ka socdsy .
Deegaanka Sumadaale oo ah halka Alshabasb lagu werraray wali wax faah faahin kama soo bixin balse waxay tilmaamayaan rasaastu socoto oo dadka deegaanku maqlayaan hugunta madaafiicda.
Ciidamada Dowlada ee Alshabaab gudaha uuu galay halka shirka uu uga socdag
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement