BANDIIRAD-LEEY (DAYNIILE.COM)-Xuseen Xoosh Cali oo ah Aabe , ganacsade iyo odey dhaqameed reer Galmudug ah ayaa ka mid noqday Ardeydii dhawaan u soo dhamaaday Dugsiga sare ee Dowlada Somalia ay imtixaanka ka qaaday.

Ardeygaan wuxuu dhiganayay Dugsiga sare Bandiiradleey ee deegaanka Bandiiradeey- Gobolka Mudug,wuxuuna Imtixaanka ku galay deegaanada Maamulka Galmudug.
Ninkaan Odeyga ah wuxuu ka faa’iideystay qorshaha
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ee hirgalinta qayb ka mid ah nidaamka waxbarashada loo dhan yahay.
Qorshahaan ayaa ogolaanaya ardayda ku kala duwan da’da, baahiyaha iyo waqtiga in ay si siman u qaataan waxbarashada aas aasiga ah iyo tan dugsiga sare ee deegaannada Galmudug sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 3 people and people studyingMay be an image of 4 people and people studying
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here