MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada ciidamada waxaa la hor keenay askari dowlada ka tirsan oo dhawaan laamiga ku toogtay nin shacab ahaa oo watay mooto laba lugaaleey.

Askarigaan wuxu qirsan yahay inuu gacantiisa ku dilay laakiin wuxuu ku doodayaa inuusan kas u dilin oo xabadi kaga fakatay..

Advertisement

Xeer ilaalinta ayaa iyaguna soo bandhigay Camira CCTV oo cadeyneysa inuu si ula kac ah dilka u gaysray

Hadaba maxkamadeynta siday u dhacday halkaan ka daawo insha Allah:-

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here