Muqdisho, 4 February 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee Gobolka Banaadir, oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta Caasimadda Muqdisho.

Duqa Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in mashruucaan uu yahay mid loogu tala-galay helitaanka goobo nasiino iyo dalxiis oo bulshada ka wada dhaxeeya, taasi oo ardeyda, dalxiisayaasha iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada fursad u siineysa in ay isugu yimaadaan.

Advertisement

Mashruucaan ayaa laga hirgelinaya Degmada Waaberi gaar ahaan meel aan ka fogeyn Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoona Munaasabadda dhagax dhigga uu goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Waaberi Mudane Maxamed Sayid Cali, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—May be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people, dais and text that says "1X"May be an image of textNo photo description available.May be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 1 personNo photo description available.No photo description available.May be an image of 6 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 2 people, speaker and text that says "1X F"May be an image of 5 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 14 people, dais and text that says "호내회 SHRUI KA"
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here