Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa waqti la qaatay qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, isaga oo si dhow uga dhageystay aragtidooda iyo dareenkooda ku aaddan horumarka iyo amniga caasimadda.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sii wadi doonta dadaalada lagu xaqiijinayo amniga iyo horumarka caasimadda iyo guud ahaan dalka, iyadoo la xoojinayo iskaashiga shacabka iyo hay’adaha dowladda.May be an image of 8 peopleMay be an image of 9 people and weddingMay be an image of 8 people and textMay be an image of 8 people and headscarf
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here