ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Shirkii Magaalada Adis-ababa ku dhex-maray Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh iyio Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed  ayaa laga soo saaray warsaxaaadeed.

Warsaxaaadeedka waxaa lagu xusay in labada masuul  isla soo qaadeen xiriirka labada dal intii u socday wada-hadalkododa.

Advertisement

Sidoo kale waxaa lagu sheegay warsaxaaadeed in labada masuul isla garteen in la xoojiyo muhiimada ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida labada Dalka,sidoo kale waxay isla garteen iskaashiga dhanka amniga  sida la dagaalanka argagixisada sida ay warsaxaaadeedka lagu sheegay.

Labada hogaamiye waxay isla ogolaadeen in iskaashi adag oo dhex mara labada dal ay u baahan tahay sikaashi adag taasoo ku dhisan is aaminaad iyo kalsooni.

Warsaxaaadeedka oo af ingiriis ku qoran ayaa sidan u qornaa:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here