Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumada faderaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday in dhammaan dekadaha dalka laga soo deji karin bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo.
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya ayaa hore go’aankaan mamnuucida bacaha u shaacisay balse hada waxay u digeysaa dhamaan dekadaha dalka inay fuliyaan amarkaasi hore.
Advertisement
Amarkaan wuxuu saameyn doonaa lagana yaabaa inay qaadacaan dekdaha maamul Goboleedyada uu khilaafku kala dhaxeeyo Dowlada Somalia sida Somaliland,Puntland iyo Jubaland.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement