Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shalay galab booqday hoyga ay taalo gogosha tacsida Allaha u naxariisto Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cadde oo ahaa Ugaaska Beesha Murasade.

Madaxwaynaha ayaa si gaar ah ugu tacsiyeey qoyska, iyo ehelada Marxuumka waxa uuna Alle u weydiiyay in uu hoygiisa ka yeelo Janatul Firdowsa.

Advertisement
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
May be an image of 4 people and daisMay be an image of 6 people, dais and text
May be an image of 2 people, dais and text
May be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here