Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin ayaa shalay galab Ka qeybgalay Xaflada Duhfurka sanad dugsiyeedka cusub 2024– 2025 kaasi oo lagu qabatay Xarunta barbaarinta caruurta boliiska soomaliyeed.

Munaasabada waxaa Taliyaha Ciidanka Ku wehliyay Qaarkamid ah Saraakiisha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Iyo masuuliyiin kale.

Advertisement
Inta uu Socday Xaflada Caruurta Boliiska Soomaaliyeed waxa ay Halkaasi ku Soo Bandhigeen barashadii Quraanka Kariimka,Intaasi kadib waxaa Halkaasi shahaado lagudoon Siiyay qaar kmid ah Ardaydii kaalimaha Horee Ee Xifdinta Qur”aanka kariimka.
May be an image of 5 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here