Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia ee Maanta waxaa lagu meel mariyay magacaabista Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, kaas oo noqonaya Cabdiraxmaan Siciid Axmed.
Magacaabistaan iyo meel marinta ayaa ka danbeysay kadib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta.
Advertisement
Golaha wasiirada ayaa cod buuxa ku aqbalay xilkaaasi cusub ee loo magacaabay C/raxmaan Siciid Axmed taasoo ah Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement