Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mid mid u kormeeray bandhigga Waxqabadka Wasaaradaha Xukuumadda Dan-Qaran oo labo sano jirsatay, kaas oo caawa lagu soo bandhigayo Munaasabad ka socota magaalada Muqdisho.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirada ayaa lagu wadaa inay caawa hor imaadaan saxaafada si ay u soo bandhigaan waxqabadka xukuumada Dan-qaran iyadoo wasiiraduna isu diyaariyeen inay wasaaradahooda ka hadlaan wixii ay soo qabteen.

Advertisement

Ra’iisulwasaaraha ayaa isna lagu wadaa inuu si guud uga hadlo wax-qabadka xukuumadiisa.

Madaxweynaha kormeerka waxaa caawa ku wehliya Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Aadan Madoobe,waxay gaareen halka uu ka socdo bandhiga wax-qabadkiisa xukuumada Dan-qaran.

Waxay hal hal ugu tageen wasiirada oo mid kasta uu gacanta ku heysto una diyaarsan yahay soo bandhigida waxqabadkiisa.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 11 people, newsroom, dais and textMay be an image of 4 people, crowd, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here