Gaza

Muuqaalo naxdin leh ayaa laga soo sheegay magaalada Gaza, halkaas oo weerarrada cirka ee Israa’iil lala beegsaday laba dugsi, oo ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof, qaar kalena ay ku dhaawacmeen.

Advertisement

Faransiiska ayaa ku biiray Mareykanka iyo UK ku boorinta muwaadiniinta inay ka baxaan Lubnaan.

In ka badan toban waddan ayaa soo saaray la-talin xagga socdaalka ah iyada oo ay jirto khatarta dagaalka gobolka.

Xamaas ayaa sheegtay in ay billowday hannaan wada-tashi ballaaran oo lagu soo xulayo hoggaamiye cusub kaddib dilkii Ismaaciil Haniyah ee Tehran.

Ugu yaraan 39,583 qof ayaa ku dhintay 91,398 kalena way ku dhaawacmeen dagaalka Israa’iil ee Gaza. Qiyaastii 1,139 qof ayaa lagu dilay Israa’iil intii lagu guda jiray weerarradii ay Xamaas hoggaaminaysay ee dhacay 7-dii October in ka badan 200 oo qofna waa la qafaashay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here