Taliye ka tirsan ciidamada Xoogga ayaa maanta booqday ciidamada Xoogga ee ku sugan dhulka maamulka Koonfur/galbeed gaar ahaan deegaanka Goof-guduud Buurey ee gobolka Bay
Dhamme Ahmed Sheekh C/Raxmaan ( Axmed Dheere ) oo ah Taliyaha Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa ciidamada oo la kulmay wuxuu kala hadlay sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen howlgalo ka dhan ah Alshabaab xili deegaankan dhawaan Dowladu xustay inay cashir ugu dhigeen kooxda Alshabaab.
Sarkaalkaan wuxuu ciidamada ku dhiiri-geliyay inay dadka deegaanka ka dul-qaadaan dagaal yahanada Alshabaab.
May be an image of 1 personMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people and rhinocerosMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement