Waxaa maanta Magaalada Kismaayo gaaray gaadiid dagaal oo dowladu u dirtay ciidamada Xoogga Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland.

Gaadiidlwaxaa loogu talagalay qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga waxaana laga dejiyay dekada magaalada Kismaayo.

Advertisement

Gaadiidkaan ayaa iskugu jira cabdi bilayaal hub waa weyn uu ku rakiban yahay iyo gaadiidka xamuulka ee ciidanada lagu daabulo.

Hubkaan iyo gaadiidkaan uu taliska milatariga ka dejiyay Kismaayo ayaa ku soo aadaya xili shalay ciidamada Xoogga ay ATMIS kala wareegeen saldhig ay ka daganaayeen deegaanka Cabdalle biroole.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here