Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin Ayaa ka Qeyb Galay maanta Munaasabada Xuska Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska Dalka aan walaalaha nahay Ee Jabuuti.
Xaflada Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska Jabuuti oo Si heer sare ah loosoo Agaasimay ayaa Ka dhacdey Akadeemiyada Boliiska ee Idiris Faarax Caabane ee Dalka jabuuti.

Munaasabada waxaa ka soo Qeyb Galay marti sharaf kala duwan oo kala socdey Dalalka Safaarada Kuleh Gudaha Dalka Jabuuti.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 6 people, clarinet and oboeMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 10 people, clarinet and fluteMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 8 people, flute, oboe and clarinetMay be an image of 8 people, clarinet and textMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people, horse and trousersMay be an image of 3 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here