May be an image of 2 people, blonde hair and pizza
Waxaan maqlay Dadka indhayarta ah ee Aasiya ku nool si ka duwan Dadka indhahoodu Furanyihiin ee indhaha waaweyn ayeey wax u arkaan, Sida ay wax u arkaan ayeey Aamineen oo ku midoobeen kuna horuumareen.
Laakin, Siyaasadda Somalida waxaa isku heysto Saddax kooxood oo Somali ah oo aan ku midoobi karin aragtida, kuwaa oo kala ah:
A) Koox indhuhu u furan yihiin.
B) koox indhaha Baararkooda isku dhaweeyay.
C) Koox indhaha Bararkooda isku wada qabsaday.
Sawirka Siyaasadda Somalida
1. Indhaheyga oo furan ayaan Sawirkaan fiiriyay, Si ayaan u arkay.
2. Indhaheyga Baararkooda ayaan aad isugu dhaweeyay, si kale ayaan u arkay
Siyaasadda Somalida Guud ahaan, Haddii aad fiiriso indhahaaga oo furan iyo indhahaaga Bararkooda oo isku dhaw waxaa kuu soo baxayo in Siyaasadda Somalida ay laba muuqaal leedahay.
3. Waaba yaabaye, Haddii aad indhaha isku qabsato, sideed u arkee Siyaasadda Somalida.
Tan jawaabteeda Adigaa lagaa rabaa.

FG: Sawirkaan Fiiri, indhagaaga oo furan, mar kale indhahaaga Baararkooda oo aad, aad iyo aad isku dhaweeysay, mar kale Adiga oo indhaha isku hayo.

Aragtidaada Sawirkaan, isla Adigu sideed u mideey leheyd, si Somaliya isku raacdo. (F.S:1aad)

Advertisement
Qore: Yahya Amir
May be an image of 2 people, blonde hair and pizza
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here