Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan.

Madaxweynaha iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimaha quseeya iskaashiga labada dal iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo xasilloonida gobolka.
Madaxweynaha oo shalay ku ciiday dalka Turkey ayaa lagu wadaa inuu dalka dib ugu soo laabto,intuu maqnaa dhowr dal ayuu isku soo maray kuwaasoo shirar kala duwana uga soo qebgalay.
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 6 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here