Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka si rasmi ah u daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee deegaanada Jubbaland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo masuuliyiin kale ayaa goobjoog ka ahaa daahfurka Imtaxaanka fasalka 8-aad oo Madaxweynahu uu ka daahfuray Dugsiga Hoose iyo dhexe ee Ganaane.

Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee sanadkan ayaa waxaa dhammaan deegaanada Jubaland ka galaya Arday gaaraysa 4,357 kuwaas oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho.
May be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people, people studying and daisMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying and headscarfMay be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 3 people, people studying and textMay be an image of 2 people, child and people studyingMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 9 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here