Diyaarad sidday Imitixaanka shahaadiga ee Wasaaradda Waxbarshada XfS ayaa maanta ka degtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, xilli maalinta berri ah loo fariisan doono imitixaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare dalka.

Masuuliyiinta maamulka SSC-Khaatumo ayaa garoonka diyaaradaha Laascaanood ku soo dhaweeyay, saraakiil ka soctay wasaaradda Waxbarashada XFS oo Goobjoog ka ahaan doono imtixaanka.

Imtixaanka ayaa loo fariisan doonaa ilaa iyo afar goobood oo ka kala tirsan magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle.
May be an image of aircraft
May be an image of ambulance and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here