Sida lagu shaaciyay raadiyaha Dowlada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Deeganada Maduulow ,Xasan Biid iyo C/hi Garweyne.
Howlgalka waxaa lagu burburiyay guud ahaan goobihi ay ku baadi Jireen Shacabka ,Howlgalkan ayaa waxaa fuliyey Uruka 26Aad ee guutada 6aad qeybta 60aad XDS.
Sidoo kale waxana hogaaminayey Hawlgalka Taliyaha Ururka 26 Guutada 6’aad Qaybta 60 XDS Gashaanle Faarax xirsi cabdule.
Dowlada ayaa soo bandhitay sawirada waxyaabihii ciidamadu kula soo wareegeen intii ay howlgalka ku jireen.










